DHAGEYSO:-Ciidamada Koonfur Galbeed Oo Looga Digay Taageerida Musharax Gaar Ah

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed Col,Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxa uu soo saaray digniin ku socota Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed.

Waxa uu ka dalbaday Ciidamada Koonfur Galbeed inay ka fogaadaan taageerida musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed,xilli dhawaan la filayo inay Magalada Baydhabo ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.