DHAGEYSO:- Madaxweyne Gaas oo Haweenka qondadooda ka hadlay

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali gaas ayaa ah kaga qayb galay Garoowe kulan lagu taageerayey haweenka iyo Barlamaanka,isago ku baaqay in la hirgeliyo qoondada haweenka 30% ee xulista golaha wakiilada Puntland ee 2019.

Madaxweyne Gaas ayaa munaasabada ka jeediyey khudbad dheer kuna ku aaddan ka qeyb gelinta haweenka baarlamaanka soo socda iyo in ay saami muuqda ku yeeshaan siyaasadda dalka,isago gaas haweenka uu ku tilmaamay in ay yihiin laf-dhabarta bulshada.