DHAGEYSO:- Puntland oo si xoogan u eedeysay RW khayre

0

Kadib shir jaraa’id ee uu Maanta Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ku qabtay Guddoomiyaha Gobolkaas ayaa waxa uu eedeyn ugu jeediyay Xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

Guddoomiye Cabdisalaan Xassan (Gu’jir) ayaa arka hore sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uusan fulin balan qaad u u sameeyay Bahda Ciyaaraha gaar ahaan Garoonka Mire Awaare ee Magalada Garoowe.

Dhinaca kale Guddoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in Siyaasiyiin iyo Xildhibaaano uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u soo diray Gobolka Nugaal,kuwaas oo uu sheegay in ay faragelin ku hayaan arrimaha Maamulka.