DHAGEYSO:- Faysal Cali Waraabe oo karbaashay Farmaajo

0

Guddooomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Soomaaliland Eng Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in 27 Sanno kadib ay weli Soomaaliland raadineyso inay hesho Ictiraaf taasina ay tahay in meel xun lagu socdo.

Waxa uu soo hadal qaaday Siyaasada Arrimaha Dibada ee Soomaaliya,waxana uu sheegay in Dowladda Madaxweyne Farmaajo ka xirtay dowladda Itobiya oo ay mudo saaxiibo ahaayeen.”

“Waa taas Maanta Inanka yaree Farmaajo ah oo isaga oo 15 jir ah Mareykanka tegay Maanta Itoobiya ayuu inaga xiray,anaga ayaa ugu wacan oo isku jeedna ayuu yiri Feysal Cali waraabe.