DHAGEYSO:- Duqa Muqdisho oo u jawaabay Xildhiban edeyeey

0

Xildhibaan Warsame Joodax oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in Duqa Muqdisho uu ku fashilmay Amniga Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Warsame Joodax oo mar xil ka soo qabtay Gobolka Banaadir ayaa Wareysi uu siiyay Warbaahinta Dalsan ku sheegay in Duqa Muqdisho uu Amniga uga mashquulay Siyaasad.

Duqa Magalada Muqdisho Eng Yariisow ayaa jawaab ka bixiyay hadalka Xildhibaan Warsame Joodax,kadib qoraal uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay facebook.