SAWIRO:- mudo 41 Sanno Kadib Diyaaradii Itoobiya oo dulimaad muqdisho ah bilowday

0

Diyaarada Itoobiya Airlines ayaa maanta dib ubilowday dulimaadkeedii tooska ahaa ee Adis-Ababa iyo Muqdisho mudo 41 sanno kadib.

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa ku sugnaa markii ay diyaaradan soo caga dhigatay Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo uu ugu horeeyay Wasiirka duulista iyo hawada Soomaaliya ,mamaulka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, maamulka gobolka Banaadir , Taliye yaasha ciidamada Booliska, Asluubta, iyo Milatariga .

Xiriika Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa soo hagaagayay tan iyo markii uu xilka qabtay Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya .

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here