DEG DEG: Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

0

Weerara ismiidaamin ahaa ayaa lagu soo waramayaa in lagu qaaday hoteel ku yaalla Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Labo Gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu beegsaday hoteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegay in dabley hubeysan ay gudaha u galeen Hoteelka.