Agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay muqdisho

0

Qaraxyadii is xig-xigay ee lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay geysteen khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dadrayid ah soo gaaray.

Qaarxyada oo Saddex ahaa ayaa la sheegay inay xigtay rag huebsyan oo gaarayay ilaa afar,isla markaana doonayay inay galaan Gudaha Hotelka Saxafi in la toogtay.

Dadka qaraxyadii Galabta ku dhaawacmay ay ayaa waxaa ka mid ah Cabdirisaq Bahlaawi oo ahaa Agaasimihi hore ee Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya oo xilligii uu qaraxa ka dhacayay ku sugnaa meel aan Hotelka ka fogeen.