DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Amniga Bariga gobolka Mudug

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo kusugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kulan looga hadlayo Amniga la qaatay dhalinyarada degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyagoo halkaasi kusoo bandhigay warbixin la xiriirta Amaanka iyo Qaabka ay isaga Kaashadaan Puntland.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sidoo kale wuxuu fariin u diray dadka Bariga miyaga gobolka Mudug ka gaysanaya Dilalka Qorshaysan isagoo sheegay inay wanaagsantahay inay Alle uga Cabsadaan sida uu sheegay Axmed Ducaale Geelle Xaaf.