DHAGEYSO:-Hogaamiyaha Jubbaland “Nin nin ka Adkaankaro ma jiro”

0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in aysan ku dhaqmeyn dastuurkii loogu tala galay in lagu dhaqo dalka.

Hogaamiyaha Jubbaland ayaa sheegay in haddii aysan aan dastuurka lagu dhaqmin aysan jirin cidcid ka Adkaankarta.