DHAGEYSO:-DFS Oo War Ka Soo Saartay Tanaasulkii Shariif Xasan Uu Sameeyay

0

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goobjoog ka ahaa halkii uu isku casilay madaxweyne hore Shariif Xasan Sheekh Aadan wuxuuna ka jeediyay hadal kooban markii uu halkaas booqasho ku tagay wasiirku.

Mudane Sabriye ayaa tilmaamay  inuu u mahadcelinayo una hambalyeeynayo madaxweynihii hore Shariif Xasan.