AKHRISO:- Caruur ku geeriyootay Qarax Miino duleedka Jariiban

0

Wararka aan helayno deegaanka Mareer oo Qiyaastii degmada Jariiban u jira 35Km ayaa sheegay in Sadex Caruur ah Labo kamid ah Walaalo yihiiin ay ku geeriyoodeen kadib markii ay ku dheceen Berked ay biyo u Raadsadeen.

Labada Qof ee dhintay ayaa ah Wiilal sida ay sheegayaan dadka deegaanka Mareer ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug waxaana sidoo kale xaaladeeda Caafimaad ayaa laga Dayrinayaa Gabar laga soo bad baadiyey Berkedii ay ku dheceen Caruurtaasi.

Gurmad looga samayey gudaha deegaanka Mareer ee degmada Jariiban ayaa looga soo saaray Caruurtaasi mid ah kamid ah nolol waxaana Caruurtaasi dhamaan ay ka yaryihiin 14 Sanno Jirro.