DHAGEYSO:- TOP NEWS Puntland oo dagaal Cusub ugu Hanjabtay somaliland

0

Taliyaha guud ee ciidamada Darwaashta Puntland C/shukri Cabdilaahi oo xilkii kala wareegay Taliyihii hore ee ciidamada Daraawshta Puntland Siciid Dheere ,ayaa sheegay in ay ciidamada u diyaar garoobaan dagaal lagu soo celinayo dhulka maqan laguna midaynayo shacabka Puntland isla markaana ay haysto somaliland.