DAAWO:- Taliyihii horre qaybta Gobalka Nugaal oo Amniga ka hadlay

0

Taliyihii Hore ee qaybta gobalka Nugaal Xinjiradhuq oo maanta Warbaahinta Garoowe kula hadlay ayaa ka hadlay amaanka Caasimadda Garoowe iyo sido kale musharixiinta Puntland.

Wuxuu sheegay in amniga Guud ee Garoowe uu yahay Mid wanaagsan isla Markaana ay ciidanku sugayaan nabadgaliyadda isago sido kale fariin u diray musharixinta Puntland.