AKHRISO:- Warar dheraad ah oo kasobaxaya is Casilaadi shariif Sakiin

0

Shariif Xasan Madaxweynihii Koonfur galbeed ayaad sidaad wararkeenaba ku maqlayseen galabta ku dhawaaqay in uu iscasilay xilli uu dhexda uga jiro cadaadis xooggan oo ka imaanaya dhanka doorashada iyo dhanka Xukuumadda MAdaxweyne Farmaajo.