DEG DEG:- Qarax kadhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah Muqdisho ayaa waxaa warar aan heleyno ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Magaalda Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa mid loo maleynayo in Shaqsi watay loogu xiray gaarigiisa.

Uuro ayaa cirka isku shareertay,waxan goobta garay cidiamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa u dhow Goob ay ku sugan yiiin Ciidamo ka tirsan dowladdaoo laga ilaaliyo Xarumaha wasaaradaha Amniga iyo Gudaha oo horay loo weeraray.