Dhambaal Tacsiyadeed:- Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Cabdullaahi Xalane Nuur.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa caawa ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska Allaha u Naxariistee Adeer Cabdullaahi Xalane Nuur.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdullaahi Xalane Nuur, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Xalane Nuur, gaar ahaan Eedo Naado Xasan Shirwac, Walaalaheen Cabdulqaadir Cabdullaahi Xalane, Nimco Cabdullaahi Xalane, Cabdullaahi Ceelqode, Bashiir Cadceed, Cabdishakuur Cadceed, Cabdinaasir Ilko dahab, Daadir Halane, Geeseey, Cabdifitaax Maxamed Xashi iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Cabdullaahi Xalane Nuur, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdullaahi Xalane Nuur, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Cabdullaahi Xalane Nuur Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacisiyadeed oo midkaa la mid ah diraya:

Dhamaan Jaaliyaddaha Galjuba ee Dalka Dibeeddiisa.