DHAGEYSO:- Maamulka degmadda Garoowe oo Canshuur kordhin bilaabay

0

Maamulka Degmada garoowe ayaa ka hadlay canshuur cusub oo ay ku soo rogeen dadkadanyarta ah ee suuqa garoowe ka shaqeysta taas oo dhan toban kun oo shillin balse ay dadka shacabka ah cabashoka keeneen oo keentay markii danbe in suuqa kheyb ka mid ah saaka la xiro .

Gudoomiye ku xigeenka Degmada garoowe maxamed xamari ayaa warbaahinta lahadlay wuxuuna ka jawaabey cabashada dadkashacabka ah isagoo sheegay inay Ogsoon yihiin duruus kasta oojirta balse canshuur qaadistu sideeda u socon doonto