DHAGEYSO:-DF iyo golaha iskaashiga oo ku loolamaya doorashada Koonfur Galbeed

0

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa la ciil ciireysa musharaxiin aad u fara badan iyada oo musharaxiintaas dhammaantood ay u taagan yihiin xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa dhawaan la geeyay gaadiid badan oo xabadu karin iyo ciidan badan, iyada oo magaalada 17-ka bisha soo socota ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Maamula K/galbeed soomaaliya