AKHRISO:- Madaxweyne Gaas oo Baaq Nabadeed u diray beelo sool ku dagalamaya

0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa baaq nabadeed maanta oo isniin ah u diray beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya degaanka dhuumay ee gobalka Sool,isago ugu baqay dhinacyadda dagaalamaya inay xabada joojiyaan.

Hoos ka akhriso warsaxafadeedka kaso baxay xafiiska Madaxweyne Gaas