DHAGEYSO:-Banaanbax Looga Soo Horjeeday Dil Ay Geysteen AMISOM Oo Ka Dhacay Balcad

0

Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan AMISOM Ayaa waxa ay Xaafada Xaawa Taako ee degmada Balcad ku dileen laba Ruux halka mid kale ay dhaawaceen.

Labada ruux ee dhimatay iyo midka dhaawaca ah ayaa waxa ay wateen Gaari Dameer,waxana Jiiraay mid ka mid ah Gawarida AMISOM oo ka soo baxay Xero ay ku leeyihiin Xaafada Xaawa Taako.