Madaxweynaha Soomaaliya oo shir Guddoominaya Shirka Golaha Wasiiradda Oo Hada Socda

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta shir gudoominaya Shirka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo hadda ka socda xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay inta badan Golaha Wasiiradda dowaldda Soomaaliya, waxaana si weyn diiradda lagu saaraya waxyaabihii u qabsoomay xukuumadda Soomaaliya.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlaya Barnaamijka tubta loo dhan yahay, waxaana sidoo kale ka qeyb galay kulanka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo ku xigeenkiisa.