DHAGEYSO:- Nabadoonada Puntland oo Afka Furtay

0

Qaar kamid ah waxgaradka Magaladda Galkacyo ayaa shegay in ay Hirgalinayaan Gollaha runta iyo cadaaladda oo ay ku midanysanyihiin qaybo badanoo kamid ah bulshada Puntland.

waxgaradka oo Warbaahinta la hadlay ayaa shegay in ay bulshadu mudantahay in ay xiligaan u istaagan sidii wax uga qaban lahayeen Cadaaladda daradda baahsan ee kajirta Puntland.

Nabadoonadda waxaa kamid ah Nabadoon Cabdicasis Yuusuf Xaarin,Nabadoon Cabdulaahi Faarah Maxamed iyo Maxamuud Jaamac Jabriil.