DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Degmada Cadaado oo ku Dhawaaqay In uu yahay Musharax Madaxweynaha Galmudug

0

Xili magaalada cadaado ee xarunta baarlamanka galmudug ay ka socoto qaban qaabada doorashada madaxweynaha galmudug,ayaa Gudoomiyaha degmada cadaado Cabdulaahi Cabdiraxman Xuseen (Tootoole) waxa uu shaaciyay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimo ee dowlad goboleedka galmudug.

Dhinaca kale waxaa musharaxaan soo dhaweeyay golaha mid nimada iyo badbaadinta galmudug.

C raxmaan Cabdulaahi Sheekh Cumar afhayeenka golaha mid nimada iyo badbaadinta galmudug ayaa sheegay in Cabdulaahi Cabdiraxman Xuseen (Tootoole) uu xilkaasi u qalmo.