DHAGEYSO:-Xildhibaano Dacwad U Gudbiyay Guddoomiyaha BFS

0

Tiro Xildhibaano ayaa Maanta loo diiday gelintaanka Xarunta Golaha Shacabka,isla markaana ay kahor-istaageen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo kulanka shir guddoominaya ayaa ciidamada ugu baaqay inay dhowraan xasaanada Xildhibaanada.

Waxa uu ka codsaday guddiyada amniga iyo difaaca Golaha Shacabka inay baaritaan dhab ah ku sameeyaan ishor-istaaga  lagu sameeyay Xilhibaanada Golaha Shacabka.