DHAGEYSO:- Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Waxbarashada Gabdhaha

0

Madaxweyanaha Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ayaa ka hadlay muhimada ay leedahay Waxbarashada Gabdhaha,waxaana uu sheegay in uu ku farxasanyahay in gabdha iyo wiilasha ay islaegyihiin marka la joogo goobaha Waxbarashada.

Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa gabdhaha Dugsiyadda sarre iyo jaamacadahaba ugu baaqay inay kor u qaadan Aqoontooda,isla markaasna ku dadaalan waxbarashadda.