Akhriso:-War Saxaafadeed laga soo saaray Khilaafka Dowlada Dhaxe iyo Maamul goboleedyada

0

Xarunta Tala Soo Jeedinta Somaaliyeed ayaa maanta mar kale ka hadasahay khilaafka xoogan ee wali ka dhax aloosan dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka.

War Saxaafadeed ay soo saartay Xarunta Tala soo Jeedinta Somaaliyeed ayaa lagu sheegay in ay Cawaqib Xumo ay keenayso hadii uusii socdo xal deg deg ahna aan laga gaarin Khilaafkan Siyaasadeed ee u dhaxeeya dowlada Federaalka iyo Maamul goboleedyada.