DHAGEYSO:- Saraakisha Ciidamadda Dowladda ee Gobalka Hiraan oo ka hadlay howlgalo socda

0

Taliyaha Guutada 5-aad ee ciidamada Milatariga Soomaaliya qaybta Gobolka Hiiraan korneyl faarax koshiin ayaa ka hadlay Howlgalo ay ciidamada ka wadaan deegaano hoos yimaada magaalada Baladweyne oo ay kula dagaalameen Al-shabaab , waxa u sheegay in 34 Afar qarax ay udhigen Al-shabaab Ciidamada dowlada Soomaaliya.