DHAGEYSO:- Maxay Tahay sababta DFS ula safatay Sucuudiga

0

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay Taageero u muujiyay dowladda Sacuudiga oo lagu eedeeyay in ay ku kugleedahay dilkii wariye Jamaal Kashogg oo lagu dilay Qunsuliyada Sacuudiga uu kuleeyahay dalka Turkiga, arintaas oo beesha caalamka ay aad ugu dhaliishay Sacuudiga.

Hadaba Go,aankan dowladda ay ku taageertay Sacuudiga muxuu ka dhigan yahay ? Malays oronkaraa dowladdu waa ay ku deg degtay ? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Aqoonyan Yaasiin Beel Daaje oo bartay Dhaqaalaha , sharciga iyo qaanuunka