DHAGEYSO:-Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Dalbaday Wada Hadalka Madaxweyne Farmaajo

0

Mudane ka tirsan baarlamaanka Somaliland sheegay in uu buray wada hadalkii nabadda ee Tukarraq.

Xildhibaan Axmed Maxamed ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay eedeymo kaga yimid dhanka Puntland oo la xiriirta in dagaalka ay ciidankoodu ku horreeyeen.

Wuxuuna xildhibaanka riyo maalmed ku sheegay in Madaxweyne Gaas ay kalahadlaan qadiyada Tukaraq isagoo sheegay in arintaasi ay ka dhaxeyso Soomaaliya iyo Soomaaliland islamarkaana hadii uu wada hadal jiro ay kala hadli doonaan kaliya Madaxweyne Farmaajo sida uu hadalka u dhigay.