DHAGEYSO:-Shirkii Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo looga hadlay Doorashooyinka Maamulkaas

0

Waxaa magaalada Baydhabo lagu qabtey Shirkii Golaha Wasiirada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaana Shir Gadoomiyaayey Ku simaha Madaxaweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Wasirka Amniga kgs Mudane Hassan Hussein Mohamed Elay.

Waxyaabaa looga hadaley waxaa ka mid ahaa arimaha amniga iyo Doorashooyinka kgs waxaan markii shirku soo gabagaboobey saxaafada lahadley wasiirka warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfu Galbeed Mudane Ugaas Hassan Abdi Mohamed.