DHAGEYSO:-Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dib U Furay Garoomo Ay Xireen Al-Shabaab

0

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhowr bilood kadib waxa ay ku guuleysteen inay dib u furaan Garoomo Kubada cagta ah kuwaas oo ay horay u xireen Al-Shabaab.

Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa kormeer waxa uu tagay Garoon Dhalinyaradda Degmada Yaaqshiid Kubadda Cagta ku ciyaari jireen balse ay xireen Al Shabaab kadib markii ay u soo hanjabeen.