DHAGEYSO:-Golaha Wasiirada Jubbaland oo ansixiyay xeerka Nootaayada

0

Shir ay magaalada kismaayo ku yesheen golaha wasiirada ayaa lagu anixiyay xeer xiligan loo arkay in uu yahay mid muhiim ah.

Shirka waxaa hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka koowaad ee jubbaland maxamuud sayid aadan dood dheer ka dib golaha wasiirada ayaa arintan ay ansixiyeen u arkay in ay tahay mid baahi badan loo qabay.