DHAGEYSO:-Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo

0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen deegaano ka tirsan gobolkaasi Gedo.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo ayaa warbaahinta gudaha u xaqiijiyeen duqeyntaas,welina majirto cid xaqiijisaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.