DHAGEYSO:- Waxagaradka Gaalkcyo oo ka diyariyeey Amaanka

0

Iyado Maalmihii u dambeyeey Amaanka Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug uu faraha kasii baxayeey,ayna ka dhacayeen dilaal qorshaysan oo loo geeysanayeey Ganacsato iyo dhalinyaro ayaa waxaa ka hadlay waxgaradka Gobalka Mudug.

Caaqil Cabdisamad ayaa si kulul uga hadlay Amni xumadda Baahsan ee ay wajahayso Magaaladda,oo dilaal kala duwan kadhacayeey isbuucyadii lasoo dhaafay.

hadalka Caaqilka ayaa kusoo beegmaya xili shalay Magaaladda Gaalkacyo uu kadhacay Banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday dilaalka iyo amni xumadda Gaalkacyo.