Akhriso:-War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka

0

War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka kaasoo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Madasha ayaa dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda ugu baaqday in ay si deg deg ah u dhameeyaan Khilaafka ka dhex taagan si loo soo Afjaro dib u eegista dastuurka.