AKHRISO:- Musharixiinta MMP oo Warsaxafadeed kasoo saaray Xaladda Puntland

0

Warsaxafadeed maanta oo arbaco ah ay soo saareen Qaar kamid ah musharixinta u tartamaysa Jagadda Madaxtinimadda Puntland 2019,ayaa waxay kaga hadleen xaaladda Puntland,iyo xiriirka Federaalka iyo dowladda Puntland,iyago musharixinta warsaxafadoodkooda kaga hadlay Arrimo baddan oo Xasaasi ah.

 

HALKAN KA AKHRISO WARSAXAFADEEDKA MMP 2019 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here