DHAGEYSO:- Saraakisha DFS ee Marko oo ka hadlay Heshiis dhex maray labo belood

0

Laba beelod oo mudo lixsano ah ku dagaalamay Degmada Marka ee gobolka shabeelaha hose ayaa maanta la heshisiiyay .

Dadaalada Beelahan lagu heshii siiyay aya waxaa ka qayb qaatay ciidanka xooga Soomalaiyeed.

Hadaba Gaashaale sare Cabdi Ibraahin Shaamow C/dheere waa Taliyaha qaybta Booliska gobolka Shabeelaha hoose ayaa kawarbixiyeey heshiiska labada belood,