DHAGEYSO:-Puntland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Sool

0

Maamulka Gobalka Sool ee Puntland ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Somaliland ay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen meel u dhow Deegaanka Tukaraq ee gobolkaasi.

Abuukar C/raxmaan Geelle, guddoomiyaha gobolkaas ayaa xusay in dhankoda ay diyaar u yihiin in nabadda la qaato, balse dhanka Somaliland weli ay ku madax adeegeyso in Tukarraq ay iyagu weli maamulaan.

Waxa uu sheegay in coalad wax faa’ido ah aanu u lahayn Labada dhinac muhiimna ay tahay in la wada hadlo.