DHAGEYSO:-Hawl-gallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Oo Ka Billaabanaya Shabeellada Dhexe

0

Guddoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Amniga Iyo Siyaasadda Degmada Balcad Ee Gobolka Shabeellada Dhexe Abuukar Aaden Codey Ayaa Waxa Uu Sheegay In Dhawaan Gobolka Laga Billaabayo Hawl-gallo Ka Dhan Ah Dagaallamayaasha Al-shabaab Ee Ku Sugan Deegaano Ka Tirsan Shabeellada Dhexe.

Guddoomiye Xigeenka Waxa Uu Tilmaamay In Ay Diyaar Yihiin Ciidamadii Hawl-galkaasi Sameyn Lahaa Isla-markaana Qorshuhu Yahay In Al-shabaab Guud Ahaanba Gobolka Laga Saaro.

Ciidamada Hawl-galka Sameynaya Ayuu Ku Sheegay In Ay Yihiin Ciidamada Maamulka hir-shabeelle Iyo Garab Ka Helaya Kuwa Dawladda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya.