DHAGEYSO:- Cadaado oo laga Mamnuucay shirarka Siyaasadaysan

0

Maamulka Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa Amar Maanta ka soo baxay waxaa lagu mamnuucay in shirar Siyaasadeed lagu qabto Magaladaas.

Guddoomiyaha degmada Cadaado ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Xaaf Cabdi Kariin ayaa faray qeybaha kala duwan ee Bulshada Cadaado iyo Hay’adaja amniga in Magalada aan lagu qaban karin shirar Siyaasadeed oo aan fsax looga heysan Maamulka.