DHAGEYSO:- Xildhibaan Mustafe dhuxulow oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

0

Xildhibaan Mustaf dhuxulow oo ka mid ah mudayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in dadka ku nool degmada deeyniile ay dhibaato kala kulmaayan ciidamo Millateri ah oo ku sugan degmadaas.

Waxa uu sheegay in degmada kaliya ee Gobolkan Banaadir ay degan yihiin Ciidamo Millateri ah ay ka jirto deeyniile taasina aysan aqbali karin.