DHAGEYSO:- TOP NEWS Xiisad dagaal oo katagan gobalka sool

0

Gudoomiyaha Gobalka sool ee Puntland Abuukar Cabdi Geele oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Garoowe ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeyeey ee gobalka Sool iyo dhaqaaqyo ciidan oo kajira gobalka.

Abuukar Cabdi Geele ayaa sheegay in Somaliland qorshaynayso in gobalka sool wafdi usoo dirto,isago sheegay in ay la socdaan talaabo walbo ay qadayaan maamulka somaliland.