DHAGEYSO:- Waxgarad ku baaqay Joojin colaad kaso Cusboonatay sool

0

Caaqil Cabdisamad abshir oo kamid ah wax garadka Gobolka Mudug oo manta soo Warbaahinta la hadlay ayaa baaq udiray beelaha walalahaa ee ku dagaalamaya Dacdheer

sidoo kale wuxuu ka hadalay arimo badan oo kusaabsan waxqabadka Puntland ee dhanka hormarka iyo qaxootiyada kusoo badanaya magaalada Galkacyo