DHAGEYSO:- Aqoonyahano ka hadlay Daymaha lagu leeyahay Somaaliya& Cafis

0

Warbixin ay soo saartay dhawaan hay’adda lacagta adduunka ee (IMF) ayay ku sheegtay in dowladda Soomaaliya ay buuxisay dhammaan 27-ki shuruudood oo uu Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) ku xiray iney buuxiso si deymaha lagu leeyahay looga cafiyo Soomaaliya.

Hadaba Maxaa keenay xiligan in daqliga dalka uu kordho ? Maxayse uga dhigan tahay Soomaaliya in deentii lgau lahaa laga cafiyo?

Su,aalahaa iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Aqoon yahan Daa,uud Daahir Xasan oo bartay Cilmiga dhaqaalaha