Askar kenyaan ah oo lagu dilay lamu

0

Dagaalamayaal shabaab ayaa qarax waxaa ay ciidamada Kenya kula eegteen Degaan u dhow lamu ee dalka Kenya.

Kolonyo ka tirsan Kenya oo marayay deegaan lagu magacaabo Mararaani

Al-Shabaab ayaa Sheegay in khasaaro ay gaarsiiyeen ciidamada Kenya ee qaraxa lala eegtay.

Inta la ogyahay 1 Askari ayaa ku dhintay, halka tiro intaa ka badan ay ku dhaawacmeen.

Ciidamada Kenya iyo Al-Shabaab ayaa Mudooyinkii dambe waxaa ay ku dagaalamayeen deegaanka lamu