Dhambaal Tacsiyadeed:- Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Ibraahim Axmed Jaamac.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Odense ee dalka Denmark Allaha u Naxariistee Marxuum Ibraahim Axmed Jaamac.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaalkeen Marxuum Ibraahim Axmed Jaamac, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Axmed Jaamac, gaar ahaan Xaaskii iyo Caruurtii iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Ibraahim Axmed Jaamac, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Ibraahim Axmed Jaamac, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Ibraahim Axmed Jaamac Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale  Dhambaal Tacisiyadeed oo midkaa la mid ah diraya:

Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Odense dalka Denmark.