DHAGEYSO:-Madaxweynihii Hore Ee Ximan Iyo Xeeb Oo Madaxda Galmudug Ugu Baaqay in Ay La Yimaadaan Xal Siyaasadeed

0

Madaxweynihii Hore Ee Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Max’ed Cabdullaahi Macalin Aadan Tiicey Ayaa Madaxda Gal-mudug Ee Khilaafku Ka Dhaxeeyo Waxa Uu Ugu Baaqay In Ay Xal Ka Gaaran Khilaafka Ka Dhex-taagan Isla-markaana Ka Shaqeeyaan danaha Shacabka Ay Masuulka Ka Yihiin.

Sidoo kale Shacabka Reer Gal-mudug Ayuu Tilmaamay In Iyagu ka Muhiimsan Yihiin dadka Siyaasiyiinta Ah Ee Aan Ka Shaqeyneynin Danahooda Iyo Horumarka Deeganada Gal-mudug.