DHAGEYSO:- Aqoonyahan Daqare” Khilaafka Madaxda Galmudug wuxu la xirira shirkii kismaayo ”

0

Xili uu jiro wali khilaafkii xoogana ee u dhaxeyeey Madaxda Galmudug ,Maalmo kahorna warsaxafadeedyo kaso kala baxay xafiisyadda Madaxda galmudug ayna ku kala tageerayaan baaqi madaxweynaha DFS ee ahaa in madaxda Galmudug ay tagaan shir deg deg ah oo lagu xalinayo khilaafka Galmudug ayaa waxaa ka hadlay Aqoonyahanada somaliyeed.

Xaaf ayaa sheegay in Madaxtooyadda somaaliya laga maleegayo qorshe lagu bur burinayo Galmudug.halka carabeyna uu sheegay inay diyaar u yihin baaqi madaxweynaha inkasto maanta ay ahayd inay xamar tagaan ,balse masuurta Galin.

Prof Cabdiraxmaan daqare oo lasocda xaladda siyaasadeed ee Galmudug ,ayaa waraysi uu siyeey Allgalgaduud wuxuu ku sheegay in arrimaha ka socda Galmudug ay la xiriiran khilaafka Dowladda dhexe iyo Dowlad gobaleedyadda