DHAGEYSO:-Shacabka Isaaq Oo Si yaab Leh Uga Hadlay Socdaalkii C/wali Gaas Ee Gobolka Sanaag

0

Shacabka gobolka sanaag gaar ahaan kuwa ka soo jeeda dhanka Maamulka soomaaliland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay safar dhawaan uu gobolkaas ku tagay madaxweynaha puntland cabdi wali maxamed cali gaas

XOG:- Hogaamiyaha Puntland Cabdiweli Gaas oo codsi u diray Wasaarada Arimaha Dibada Itoobiya.